(SAWIRO): Dab ka kacay Isgoyska Blacksea ee Magaaladda Muqdisho.

Dabkan ayaa ka kacay Kaalin Shidaal uu ku taala Isgoyska Blacksea ee Magaaladda Muqdisho, waxaana Dabku yahay mid Xooggan.

Lama sheegin waxa Dabka inuu dhasho sababay waxaana goobta ku yaala xarumo Ganacsi oo badan kuwaa cabsi laga qabo in Dabku gaaro.

Dadka ayaa u gurmanaya Kaalinta Shidaal ee Dabku ka kacay si loo damiyo, waxaan jira Gaadiidka Damdamiska Gobolka Banaadir oo iyagana lafilayo in goobta yimaadaan.