Dalladda Jilayaasha aan Dowliga aheyn ee Somaliya (SONSA) ayaa warsaxafadeed ay soo saartay waxa ay ku canbaareysay Dagaaladda ka dhacay qaar kamidda Goboladda Dalka gaar ahaan Dagaalkii maabta dhexmaray Ciidamadda Dowladda Somaliya iyo kuwa Jubbaland.
Halkaan hoose ka akhriso Warsaxafadeedka.