Cismaan Ciise Taardhuleed oo loo magacaabay Afhayeenka Maamulka Galmudug.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa u magacaabay Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) Afhayeenka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Masuulkan ayaa horey usoo noqday Gudoomiyaha Degmadda Guriceel iyo Wasiiirka Amniga Galmudug Xukuumaddii Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Halkan ka akhriso Warqadda Magacaabista.