Baarlamanka Jubbland Oo ucodeeyay Codsi kaga yimid Axmed Madoobe

Barlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa cod aqlabiyad ah ugu codeeyay codsi ka yimid Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland kaas oo ah in muddo kordhin labo bilood ah loo siiyo madaxwaynaha si uu soo dhiso golahiisa wasiirada cusub ee Jubbaland.