Wasaarada Waxbarashada Galmudig Oo ruqsadii kala noqotay Skuulka Ablaal

Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Galmudug waxa ay ruqsadii dugsinimo waxaa ay kala noqotay dugsiga Ablaal xarumihiisa Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Qoraal kasoo baxey Wasaaradda ayaa waxaa sababta lagu sheegay inay la xiriirto in uu  j3biyey Iskuulka awaamiirta madaxda dowlad goboleedka iyo wasaaradda waxbarashada ee ka hortaga faafitaanka cudurka COVID-19.

Ugu dambeyn wasaaradda waxa ay digniin u dirtay dugsiyada kale in aysan jabin awaamiirta wasaaradda ee ka hortagga cudurka COVID-19.