Wasaaradda caafimaadka xukuumadda ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 79 xaalado cusub oo COVID-19, 14 ruux ay bogsooseen 3 qofna uu u geeriyooday.
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in 62 kamid ah bukaannda la xaqiijiyay ay rag 17-na haween.
Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya
> Laga Helay: 79
> Benadir: 38
> Jubbaland: 22
> Koonfur Galbeed: 11
> Puntland: 8
> Lab: 62
> Dhedig: 17
> Bogsasho: 14
> Dhimasho: 3
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 835
> Bogsashada Guud: 75
> Dhimashada Guud: 38