Gudiga Heer qaran ee wacyi galinta Coved-19 oo Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa iska wareysatay guulihii gudiga garay 2-di todibaad ee la soo dhaafay.
Waxay ugu baaqeen shacabka Soomaaliyeed in ay u dhaga nuglaadaan talooyinka xeel dheerayaasha cafimaadka si aynan u noqon Dalka kaliya ee Cudurkan ku daray.
Soomaaliya ayaa waxaa ay kamid tahay wadamada Afrika ee laga helay kiisaska Cudurka Coronavirus,waxaana Wasaaradda Caafimaadka ay shaacisaa Maalin walba kiisas Cusub.