Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay gaari dad ku jiiray isgoyska Howl wadaag ee Muqdisho.
Gaariga oo ahaa mid Xamuul ah waxa uu dar-daray Mooto Bajaajyo iyo dad shacab ah oo halkaas ku sugnaa.
Ugu yaraan 10 ruux ayaa waxyeelo kala duwan kasoo gaartay Shilka.
Maamulka degmada Howlwadaag ayaa soo gaaray goobta uu shilku la dhacay