DHEGEYSO :>Shacabka Degmada Guriceel Oo Kahadalay Qilaafka Soo kala Dhexgalay Madaxda ugu sareysa Dalka

Kadib Qilaafkii sookala dhexgalay Madaxada ugu sareeysa Dalka Ayaa Sababay dib udhac kuyimid dhanka amniga iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay Magalada Muqdisho kadhacayeen Falal amniga lidi ku ah.

Hadaba shacbka soomaaliyeed yaa aragtiyo kala duwan kadhbiitay xaalada uu dalka Marayo iyo madaxdii wadanka oo ay sheegen in ay iyagu isku Mashquuleen isla markaana ay
Gebeen howlihii ay uhayaan dalka iyo dadka.

Hadaba Qaarkamida shacbka degmada guriceel oo aan ladhex qaadanay makaroofanka radio Galgaduud ayaa kahadalay qilaafka udhexeeya madaxda ugu sareysa dalka.

Warbixin umaartaasi Kusaabsan Waxaa Soo Diyaariyay soona jeedinaya
Weriyeheena Abdi Qadar Xasan Yuusuf