Faah Faahin Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Muqdisho ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Dekedda weyn ee Muqdisho

Wali lama xaqiijin  karo nooca uu yahay Qaraxa, laakiin Qaraxa ka dib rasaas ayaa laga maqlay Dekedda Muqdisho.

Goobjoogayaal ku sugan goobta Qaraxu ka dhacay ayaa Risaala u sheegay in Qaraxu ku aadan yahay dhinaca  Waaxda Canshuuraha biriga