Madasha Xisbiyada qaran oo bogaadiyay Shir kafurmaya Kafurmaya dhusamareeb

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeyay Shirka dowlad goboleedyada ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Madasha ayaa  sheegtay inay ka xun yihiin baaqashada kulankii dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ay ku balansanaayeen Muqdisho 5-8 July, taasoo caddeyn u ah bey yiraahdeen fashilka hoggaanka sare ee dalka.

Madasha ayaa nasiib daro iyo fashil ku tilmaamtay in Madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka maqan yihiin Shirka ka dhacaya Dhuusamareeb.