Golaha Shacabla Oo kulmay

Waxaa Goordhow Furmay Kulankii 15aad Kalfadhiga 7aad, oo ay Shir Guddominayan Guddomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey Iyo Guddomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad.

Ajendaha kulanka ayaa ah:

1- Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda

2-Akhrinta 1aad Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka doodi doona saacaddaha soo socda labaddaasi qodob.