Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Faderaalka Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa goordhow  gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Waxaa garoonka ku sugan oo soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre, Madaxweynayaasha Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle iyo Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug.