Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in la riday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumaddiisa.
Waxaa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dhacday.