Dab ka kacay suuq ku yaala bakaraha

Dabka oo geystay khasaaro hantiyadeed ayaa waxaa uu ka kacay Suuqa weyn ee degmada wadajir ee gobolka banaadir, waxaana uu baabi’iyay goobo Ganacsi oo ku yaal Suuqaas.

Dabka ayaa waxaa goobjoogayaal sheegeen in uu ka bilaawday koronto, isla markaana uu baabi’iyay suuqa dharka lagu iibiyo iyo Wadajir, sidoo kale uu ku faafay qeybta Dahablaha ee Suuqa, balse majiro khasaare nafeed oo uu geystay dabka.