Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen AUN Cabdulaahi Nuure Siyaad iyo Biiriye Xaashi oo ka mid ahaa dadkii weerarka la kulmay.
Waxaa sidoo kale jira dad kale oo badan oo waxyeelo kasoo gaartay Qaraxa.
Wali Kooxda hubeysan ayaa ka dagaallamaya Gudaha Hoteelka, waxaana la dagaallamaya Ciidanka Booliska ee sida gaarka ah u tababaran.