Gudiyadda Farsamo ee ka kala socda DFS, Dowlad Goboleedyadda iyo Gobolka Banaadir ayaa shir uga furmay Magaaladda Baydhabo ee Xarunta KMG ah Maamulka Koofur Galbeed.
Shirkan ayaa lagu fududeynayaa Qodobadda adag ee horey ay isku fahmi waayeen Hoggaamiyaasha Somalia si doorasho wadar oggol ah Dalka uga dhacdo

