Somaliya iyo masar oo kawada hadlay arimo muhiim ah

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta (XFS) Mudane Cumar Cali Rooble oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cumar Faaruuq Sh. Cabdicasiis Iyo Danjiraha Soomaaliya ee dalka Masar Amb. Ilyaas Sh. Cumar waxa ay la kulmeen Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Dalka Masar Dr. Maxamed Mukhtar Jumcah.

Labada dhinac waxa ay kawada hadleen xoojinta xiriirka soojireeynkaa.

Waaiirka ayaa uga mahadceliyey dowlda Masar sida ay Soomaaliya uga kaalmeyso tababarada Imaamyada & Khadiibyada.

Kulankan waxa uu kusoo dhamaaday guul.