Magaalada Columbus ee Gobolka Ohi ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu la’yahay oo la baadi goobayaan wiil Soomaali ah oo kamid ah Soomaalida kunool dalkaas.
Ciidanka Booliska iyo qaar kamid ah bulshadda ayaa ka baadi-goobaya goobtii ugu danbaysay ee lagu arko Wiilka Soomaaliga oo lagu magacaabi Cali Sheegoow oo ah 17 sanno jir ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladda Columbus, Ohio.