Guddoomiyaha Telefishinka MM TV iyo weriye lagu magacaabo Cabdi Jibbaar oo ka tirsan HCTV ayaa laga siidaayey xabsiga Magaaladda Hargeusa oo ku xirnaayeen muddo 3 Bilood ah.
Wariyaashan ayaa la xiray Xilli ay tabinayeen Maxaabiis isku dayay in ay Xabsiga ka baxsadaan iyo iska horimaad dhexmaray Booliiska iyo Maxaabiista.
