Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa u Magacaabay S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Taliyaha guud ee Ciidamada Darawiishta Dowlad Goboleedka Jubaland.