Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Federaalka maamulkaas u magacaabay Cabdi Aadan Muudey.