Maandooriyaha iyo dadka ka ganacsada howl gal ka dhan ah oo ay ciidamada Booliisku ka sameeyeen Goboka Banaadir.

Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa howlgallo lagula dagaamayo Maandooriyaha  ka sameeyay Degmooyinka Qeybaha Waliyow-cade iyo Galbeed ee Gobolka Banaadir.

Ciidanka Boliiska ayaa soo qabtay dad lagu raad joogay oo ka ganacsada maandooriyaha,  iyada oo dhawaan maxkamada Awooda u leh la horkeeni doono.

Howlgalkaan oo socday xalay ilaa maanta ayaa waxaa barbarsocda Holwgalo gaar ah oo lagula dagaalamayo Khawaarijta iyo Koxaha Weerada oo qalqalgaliya Amniga Caasimada iyo nawaaxigeeda