Dowlad Goboleedka Puntland ayaa warsaxaafadeed kasoo baxday lagu sheegay in Wasaaradda Kalluumaysiga DFS ay doonayso inay meel mariso Sharci ay ku sheegtay SHARCIGA HORMARINTA IYO MAAREYNTA KALLUUMAYSIGA SOOMAALIYEED kaasoo ah mid khilaafsan Dastuurka DFS. Qodobkiisa 44-aad ee qeexaya qaybsiga khayraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya.
Halkaan ka aqriso:
