Agaasimaha Hay,ada Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed Mudane Mahad Maxamed Salad ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha JS Xasan Sheekh Sharciga uu saxiixay HNSQ.
Sidoo kale Agaasime Mahad Salaad ayaa u mahadceliyey labada Aqal ee Sharcidajiyaasha ee Aqalka hoose ee BJFS iyo Aqalka sare.
