Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug mudane Cabdi Waayeel, oo wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ugu magacaabay Xoghayaha Degmada Guriceel, Mudane Bashiir Maxamed Salaad (sanka).

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Dib-U-heshiisiinta Galmudug mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel, ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay Xoghayaha Degmada Guriceel, waxaana loo magacaabay Mudane Bashiir Maxamed Salaad (sanka).