Maxkamadda Ciidamada qalabka side ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay saddex Dagaalamayaal oo ka tirsan kooxda Alshabaab, oo kala ahaa Maxamed Cabdulle Abkow Cumar (Biyamaalow), Shariif Maxamed Barqadle Ayaanle (Jeego) iyo Maxamed Cabdi Nuur Jiirow (Dhaqtar Fanax).
Raggan la toogtay ayaa waxay ku eedeynaayeen inay kooxda Al-shabaab u fuliyeen falal isugu jira qaraxyo iyo dilal.