Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo faray in muddo labo todobaad gudahood, masuuliyiintii hore ee hay’adaha dowladda kusoo celiyaan Gaadiidka ay hayaan.

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa faray qaar ka mid ah masuuliyiintii hore ee hay’adaha dowladda oo la maqan gaadiid ay leeyihiin hey’adahaasi inay dib u soo celiyaan gaadiidkaas muddo labo todobaad gudahood