Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kala diray Garsoorkii Gobolka Shabeelaha dhexe

.
Warqad qoraal ah oo kasoo baxday Xaafiiska Madaxweynaha ayaa lagu yiri
“Markuu arkay qodobka 51aad ee dastuurka Dowladda Hirshabeelle.
Markuu arkay: Warqada sumadeedu tahay DGHSH/MOJHS24/23 kuna taariikhaysan 07/04/2023, taas oo Wasiirka Cadaaladda & Arr. Garsoorka ku soo jeediyay in la kala diro Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe.
WUXUU MADAXWEYNUHU SOO SAARAY XEERKAN
Laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu ku beegantahay 08/04/2023, waxaa la kala diray
Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe.