Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo digniino kasoo saartay fatahaad uu ka geysan karo wabiga Shabeele Magalada Baladweyne.

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa soo saartay degiino ku aadan in fatahaad qasaaro geysata uu wabiga shabelle ka sameeyo Magaalada Baladweyne iyo deeganada ku xeeran.