Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo hambalyo u diray Ciidanka qeybihiisa sanad guurada 63-aad xiligii la aas-aasay.

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo ku Aadan Sanad guuradii 63-aad ee kasoo wareegatay aas aaska CXD u diray qeybaha ciidanka xoogga.