(DHAGEYSO)Guddoomiyaha D/Matabaan oo ka hadlay shaqaaqo ka dhalatay Dhimasho iyo Dhaawac Deeganka Labao-galle oo dhanka Waqooyi-galbeed kaga beegan D/Matabaan ee G/Hiiraan.

Guddoomiyaha D/Matabaan Bashiir C/rahmaan sheekeeye oo la hadlay Warbaahinta Radio Galgaduud ayaa faahfaahin ka bixiyey Shaqaaqo  Hal Ruux ku geeriyooday, Qof kalane waa uu ku dhaawacmay, kaddib markii Koox dableey hubeeysan ay weerar ku qaadeen deegaanka Labo-galle oo dhaca Waqooyi-galbeedka ee Degmada Matabaan, waxa ayna ahaayeen Xoolo dhaqato, Gudoomiyaha ayaa intaasi sii raaciyey in ay meesha ka maamul ahaan ku baxeen, si aysan dhibaato kale aysan u dhicin.

HOOS KA DHAGEYSO: