Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DDG oo D/Guriceel usoo magacaabay Gudoomiyaha Gudiga Ciyaaraha(Sports ka).

Wareegto ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug Cumar sheegow maxamed, ayaa guddoomiyaha gudiga ciyaaraha degmada Guriceel loogu magacaabay Cabdullaahi Shagax Afdhuub.

Hoos ka aqriso: