Saakay magaaladda Buulo Mareer gobolka Shabeellaha Hoose waxay kuwa bariisatey Duqeymo cirka ah taa oo geysanayan Ciimadada ATMIS .
Waxa jira qasaaro badan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawacba oo soogarey dadka shacabka ah, inkasto weli aan laxaqijin tirada dhimashada saxda ah lakin ila hada waxa la arkaya 4 qof oo rayid ah oo ku dhintey duqeynta.
Duqeymaha oo weli socda ayaa dadka shacabku bilaaben iney iskaga barkacaan magaalada ayago uqaxaya tuuloyin ka baxasn magaaladda Buulo Mareer gobolka Shabeellaha Hoose muqaal lasoo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaya ilaa iyo dhowr qof oo waxyeelo kasoo gaaratay duqeymahaan oo loola sii cararayo Isbitaalada magaalda