Caalimka Somaaliyeed Shiikh Xussen Cali Djabuut oo gaaray Magaalada Guriceel

Caalimka Somaaliyeed Shiikh Xussen Cali Djabuuti Ayaa Soo  ee Gobolka Galgaduud iyadoo si balaaran loogu Soo dhaaweyay Gudaha magalada Guriceel.

Waxaa lagu Wadaa in maanta Muxaadarooyin diini ah u ka jeedin doono Hotel Sahal iyadoo Culumada guriceel ay shacabka ugu baaqeen Inay ka Soo qeeb galaan Muxaadarooyin ay jeedin doonaan Culumada u hogaaminayo Shiiq Xussen Cali