ayaa ku guuleystay in ay kala dhex galaan Maleeshiyaad maanta kuĀ dagaalamay deegaanka Shuuriye-Jugle oo u dhaxeeya Dhagax dheer iyo Gadoon ee Gobolka Galgaduud.
Dagaalkaan ayaa imaaday ka dib markii la isku qabsaday dhul daaqsimeed degaanka kaas oo horey muran xoogan uga taagnaa
Waxayna maleeshiyaadka dagaalamayay ay isku adeegsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka
Dagaalka ayaa salka ku haya dhul daaqsimeed
Gobolka galgaduud ayaa inta badan waxaa kusoo laalaabta dagaal beeleedyada, waxaana tiro dhowr jeer ah lagu guulaystay in la joojiyo dagaallo ka qarxay qaybo ka mid ah Gobolka