Heshiiskii ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka ee dhowaan lagu saxiixay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu abuuray hadal hayn badan, waxaana ka horyimid qaar ka mid ah siyaasiyiinta, halka kuwa kalana ay soo dhoweeyeen.
Sidoo kale bulshada Somaliyeed iyo aqoonyahanka ayaa heshiiskaasi si weyn u faaqidaya.
Haddaba Waxaan wax ka weydinay Xildhibaan Hore Ee Galmudug Xasan Kaafi Ali Xoor Xildhibaanka ayaa sheegay in qatar ay ka dhalan karto heshiiskaan hadii la burburiyo heshiisyadii hore Ee awood qeybsiga