Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta
Mudane Haakon Svane iyo Madaxa Iskaashiga Saafaradda ee Kenya iyo Soomaaliya Mudane Erling Hess.
Mudane Haakon Svane iyo Madaxa Iskaashiga Saafaradda ee Kenya iyo Soomaaliya Mudane Erling Hess.Masuuliyiinta ayaa intii uu kulanku socday waxay isla soo qaadeen xiriirka iskaashi ee ku aaddan kobcinta awoodda iyo xirfadda hawlwadeennada Xafiiska Hantidhawrka Guud iyo dardargalinta dadaallada lagu xoojinayo nidaamyada isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta ee ka jira heer federaal iyo maamul goboleed.
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka is ayaa dhawaan waxa uu la saxiixay heshiis aqoon-iswaydaarsi saddex-geesood ah Hay’adaha IDI iyo AFROSAI-E kaasi oo ay taabbagalintiisa taageerayso Safaaradda Boqortooyada Norway