Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo dhaariyay wasiiro

 

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Munasabada ka hadlay ayaa u mahadceliyay Wasiirki hore ee Caafimadka Galmudug Mudane Abdiweli Abdulahi Jamac Shaqadii wanagsanayd ee u Galmudug u so qabtay Wasiirka Cusub na waxa uu kula dardarmay in u Shacabka Galmudug ugu adeego sida ugu saraysa.