Ugu yaraan 22 caruur ah ayaa ku geeriyootay kadib markii uu ku qarxay gantaal la sheegay in ay ku cayaarayeen. Falkan ayaa Jimcada maanta ah waxa uu ka dhacay tuuladda Muraalle oo u dhaxeysa degmooyinka Qoryooleey iyo Jannaalle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Gantaalka ayaa lagu waramay in uu kamid ahaa haraadiga dagaal horey uga dhacay aaggaas.
Home Wararka Maanta Allaha Unaxaristee 26 caruur ah ayaa ku dhimatay gobolka shabeelada hoose kadib...