Dhalinyarada Reer Guriceel maxa ay ka yiraahdeen Guuldaradii iyo ka haritaankii xulka degmada Koobka kubadda cagta ee ka socda D/Cadaado. 13/06/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint Bulshada ku nool D/Guriceel gaar ahaan dhalinyarada ayaa ka hadlay artidooda ku aadan in Xulka Kubada caga Degmada ay ka haraan koobka Galmudug ee ka socda Degmada Cadaado.