Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyaha G/Hiiraan Cali Jeyte

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan, Isagoo Xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow).