Maamulka garijir oo soo dhaweyay xilka qadista Cali jeyte

Gudoomiyaha Magalada Garijir ee Gobolka Hiraan Sakairye Abdi Faarax (Dhalaweyn) Ayaa tageeray xilka qadista Gudoomiyaha Gobolka Hiraan Cali jeyte Cismaan.
Sakariye Ayaa yire “xilku waa meerto Hadii fursad laguu siiyo in aad dadkaaga’ iyo dalkaaga u adeegto macnaheedu ma ahan in aad meesha ka dhigto xero aad adigu lee dahay”
Hadalka Sakariye ayaa kusoo aadaya Xili Cali jeyte uu iska diiday xilka qadistii lagu sameyay uuna ku dhawaaqay Hiraan Stade.