Hantidhawraha guud ee qaranka oo soo dhaweeyey ansaxinta Golaha Wasiirada ee Sharciga xafiiska hantidhawrka guud ee qaranka.

Hantidhawraha guud ee qaranka ayaa soo dhaweeyey ansaxinta golaha wasiirada ee ay ansaxiyeen Sharciga xafiiska hantidhawrka guud ee qaranka,sidoo kale laba aqal ee xildhibaanada Baaralamaanka federalka ayuu ka codsaday inay ansaxiyaan sharcigan.