Madaxweyne Axmed Qoor qoor oo D/Cadaado uga qeyb galay Munaasabad Koobka kubada cagta Galmudug lagu gudoonsiinayey Xulka D/Caabudwaaq oo ku guuleystay

Madaxweyne Axmed Qoor-qoor”Waxaan rabaa in aan iraahdo Xulka Reer Caabudwaaq Hambalyo Halmalyo Hambalyo Kaalinta 1aad ee Koobka Kubada cagta iyo Sidoo kale Kaalinta 2aad Xulka Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb”.