Ciidamda dowlada oo markii ugu horeysay si buuxda umamulaa degaanka ceelasha biyaha

Ciidanka Xasilinta ee Military-Police (PM) ayaa saaka si buuxda ula wareegay amniga degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.
Ciidanka la wareegay Ceelasha biyaha ayaa ka tirsan Guutada 22 ee Gungaar. Taliyaha howgalinta Liibaan Golcad ayaa kamid ah saraakiisha loo xilsaaray amniga iyo xasiloonida degaanka.