Xaaf oo sheegay in xaalada dalka maanta ay mareyso meshii ugu xumeyd

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed ducale geelle Xaaf ayaa afka furtay waxa uuna sheegay in Xaalada Dalka ay mareyso meeshii ugu xumeyn loona baahanyahay hogan fiican.
Xaaf ayaa sheegay in dowlada ay dooneyso in ay bur buriso maamul goboleedyada dadkana waaba go’een oo Xaalad adag ayay ku jiran.
Waxa uu sidoo kole sheegay in shacabka Soomaliyeed looga bahanyahy in ay dowlada faataxada u maraan.