Madaxweynihi hore Farmaajo oo hambalyo u diray ummada Soomaliyeed sanad guurada 63-aad ee kasoo wareegatay markii ay xornimada qaateen Gobolada waqooyi.

Madaxweynihi hore Farmaajo oo hambalyo u diray ummada Soomaliyeed sanad guurada 63-aad ee kasoo wareegatay markii ay xornimada qaateen Gobolada waqooyi 26 June sanadkii 1960.