12 kamid ah Kuraasta Golaha Degaanka Degmada Xeraale oo Doorashadooda maanta laqabanaayo.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug ayaa shaacisay jadwalka Qabashada 12 kamid ah Kuraasta Golaha Degaanka Degmada Xeraale oo Doorashadooda manta laqabanaayo.

aqriso jawalka ay soo saartay wasaardu