Gudoomiyaha Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan Bashiir C/raxmaan Sheekeeye oo ugu baaqay Gudoomiye Cali Jeyte inuu aqbalo xil kaqaadistii uu ku sameeyey Madaxweyne Cali Guudlaawe. 05/07/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint